Jump to content

Burak Yılmaz

Ka Wikipedia
Burak Yılmaz
Yılmaz oo Galatasaray u Dheelaayo 2012kii
Macluumaad Xirfadeed
Saddex Magac Burak Yılmaz
Dhashay (1985-07-15) 15 July 1985 (Da’da  40)
Ku dhashay Antalya, Turkiga
Joogga 1.88 m (6 ft 2 in)
Booska cayaarta Weerar
Macluumaadka Naadiga
Kooxda Hadda Beijing Guoan F.C.
Nambarka 17
Ciyaartooyda yar-yar
1994–2002 Antalyaspor
Cayaartooyda Waawynka*
Sanadaha Team Apps (Goolal)
2002–2006 Antalyaspor 70 (17)
2006–2008 Beşiktaş JK 35 (5)
2008 Manisaspor 16 (9)
2008–2010 Fenerbahce SK 6 (0)
2009–2010 → Eskişehirspor (loan) 14 (1)
2010–2012 Trabzonspor 71 (54)
2012–2016 Galatasaray SK 105 (65)
2016– Beijing Guoan 2 (1)
Xulka Qaranka
2001 Turkiga 17-Jirka ah 8 (1)
2002–2003 Turkiga 18-Jirka ah 10 (0)
2002–2004 Turkiga 19-Jirka ah 17 (0)
2004–2005 Turkiga 20-Jirka ah 11 (2)
2006 Turkiga 21-Jirka ah 7 (0)
2006 Turkiga Kooxda 2aad 1 (1)
2006– Turkiga 45 (21)
  • Cayaaraha naadiyaasha waaweyn iyo goolasha waxaa la xisaabayaa horyaalka gudaha oo kaliya oo sida saxda ah 05 February 2016.

† Appearances (Goals).

‡ National team caps and goals correct as of 5 June 2016

Burak Yılmaz (Antalya, 15 Luuliyo 1985) waa cayaaryahan u dhashay wadanka Turkiga, wuxuuna hadda u ciyaaraa kooxda Beijing Guoan ee dalkaasi Shiinaha. Yilmaz horey wuxuu ugu soo dheelay afarta kooxood ee ugu faca iyo magacaweyn ee wadanka Turkiga; Fenerbahce SK, Beşiktaş JK, Trabzonspor iyo Galatasaray SK.

Yilmaz waa laacib ka dheela dhanka weerarka xirfadiisa gooldhalintana aad u sareeyso isaga oo dhaliyey inkabadan 200 oo gool intii uu uciyaarayey kooxaha aan kor kusoo xusnay iyo kuwo kaleba. Wuxuu usaftay Xulka Qaranka Dalka Turkiga in ka badan 45 jeer wuxuuna udhaliyey 21 gool taas oo ka dhigaysa Yilmaz laacibka ugu goolasha badan Xulka Qaranka islamarkaan ciyaaryahanka 4aad ee ugu goolasha badnaa abid dalka Turkiga.

Burak Yilmaz oo xulka qaranka Turkiga u dheelaya 2011