Buundada Fatih Sultan Mehmet
Appearance
Fatih Sultan Mehmet Bridge | |
|---|---|
Buundada Fatih Sultan Mehmet ee Istanbul 1988dii, waxay isku xirtaa Aasiya iyo Yurub. | |
| Isuduwaha | 41°05′28″N 29°03′41″E / 41.0911°N 29.0614°E |
| Xambaariyaha | Afar haad oo jidka baabuurta ah dhinac kasta |
| Isku xirka s | Boosfoor |
| Deegaanka | Istanbul |
| Astaamo | |
| Naqshad | Buundo leh xadhko adag |
| Qalabka | Shub iyo Biro Culus |
| Dhererka guud | 1,510 m (4,950 ft) |
| Ballaca | 39 m (128 ft) |
| Dhererka | 105 m (344 ft) |
| Fogaanta ugu dheer | 1,090 m (3,580 ft) |
| Fogaanta korka | 64 m (210 ft) |
| Taariikh | |
| Naqshadeeye | BOTEK Bosphorus Technical Consulting Corp. Freeman Fox & Partners |
| Bilowga dhismaha | 1986 |
| Dhammaadka dhismaha | Luuliyo 3, 1988 |
| Goobta | |
![]() | |
Buundada Fatih Sultan Mehmet (Af Turki: Fatih Sultan Mehmet Köprüsü, F.S.M. Köprüsü ama 2. Köprü) Waa buundo ka mid ah seddexda buundo ee waaweyn ee isku xira labada daamood ee magaalada Istanbul ee Asia iyo Europe, (Kuwa kale waa Buundada Yavuz Sultan Selim iyo Buundada Halyeeyadii 15ka Luuliyo). Waxaa dhismaheeda la bilaabay sanadku markuu ahaa 1986 waxaana la daah furay 3dii Luuliyo 1988.
