Buundada Halyeeyadii 15ka Luuliyo
Appearance
Bosphorus Bridge 15 Temmuz Şehitler Köprüsü | |
|---|---|
| Isuduwaha | 41°02′43″N 29°02′04″E / 41.0453°N 29.0344°E |
| Xambaariyaha | Seddex haad oo jidka baabuurta ah dhinac kasta |
| Isku xirka s | Boosfoor |
| Deegaanka | Istanbul |
| Astaamo | |
| Naqshad | Buundo leh xadhko adag |
| Qalabka | Shub iyo Biro Culus |
| Dhererka guud | 1,560 m (5,118 ft) |
| Ballaca | 33.40 m (110 ft) |
| Dhererka | 165 m (541 ft) |
| Fogaanta ugu dheer | 1,074 m (3,524 ft) |
| Fogaanta hoose | 64 m (210 ft) |
| Taariikh | |
| Naqshadeeye | Sir Gilbert Roberts iyo William Brown |
| Bilowga dhismaha | 20 February 1970 |
| Dhammaadka dhismaha | 1 June 1973 |
| La furay | 30 October 1973 |
| Tirakoob | |
| Taraafik maalinle ah | 200,000 [1] |
| Goobta | |
![]() | |
Buundada Halyeeyadii 15ka Luuliyo (Af Turki : 15 Temmuz Şehitler Köprüsü); waxaa markii hore loo yaqaanay Buundada Bosphorus (Af Turki : Boğaziçi Köprüsü), sidoo kale waxaa loo aqoon jiray Buundada Kowaad (Af Turki : Birinci Köprü) Waa buundada 1aad ee isku xirta labada daamood ee magaalada Istanbul ee Asia iyo Europe (Boosfoor). Waxaa la dhisay sanadku markuu ahaa 1973 waxaana hore loo oran jiray magacyada aanu kor kusoo xusnay ayadoo markii dambe loo bixiyey Buundada Halyeeyadii 15ka Luuliyo oo ah magac lagu maamuusayo dadkii ku geeriyooday Afgambigii Dhicisoobay ee Turkiga 2016.
Sidoo Kale Fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
