U bood nuxurka

Buur Gaaban

Ka Wikipedia
Buur gaabo
Buur gabo
Dalka Soomaaliya
GobolBari
MagaaloBosaso
La Asaasay1821
Aagga waqtigaUTC+3 (EAT)

Buur Gaaban Waa Tuulo ku taal Gobolka Bari ee Dalka Soomaaliya, Buur gaaban waa Deegaan Xeebeed ka mid ah deegaanada ku teedsan Bada cas, ilaa 45 kiiloomitir ayeey dhnak bariga ka xigtaa Magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari ee Puntland Soomaaliya.

Deegaankan xilli hore ayaa la degay, waxaana la degnaa mudo dheer oo qarni dhaafsiisan. Wxay deris dhow latahay Magaalada Bacaad oo ay wax aan badnayn isu jiraan.