Dacawo

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Boga "Dawaco" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Fox
Dawacada cas (Vulpes vulpes) oo ku dhex jiifta baraf
Abla-ablayn cilmi ah
Boqortooyo: Xayawaan
Faylum: Chordata
Faylamyar: Naasley
Gacal: Hilibcun
Dir: Canidae
Genera
  • Vulpes
  • Cerdocyon
  • Dusicyon
  • Lycalopex
  • Otocyon
  • Urocyon


Dacawo (Af-Ingiriis: fox; Af-Carabi: ثعلب) (sidoo kale loo yaqaano Dawaco) waa xayawaan hilibcun iyo dhircun taasi oo ka tirsan naasleyda. Sida caadiga ah, dacawadu waxay le'eg tahay eyga inkastoo qaarkood kaba xajmi iyo jidh weyn yihiin, halka kuwo kale ka yaryar yihiin.[1]

Fox skeleton

Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

Xigasho

  1. Macdonald, edited by David W.; Sillero-Zubiri, Claudio (2004). The biology and conservation of wild canids (Nachdr. d. Ausg. 2004. ed.). Oxford: Oxford University Press. p. 49. ISBN 0198515561.