Dameer farow
Jump to navigation
Jump to search
Dameer farow | |
---|---|
![]() | |
Koox ka mid ah dameer-farowga duurjooga ah (Equus quagga) | |
Kala saarista cilmiga ah | |
Boqortooyo: | Xayawaan |
Phylum: | Chordata |
Class: | Naasley |
Order: | Dameeroley |
Qoyska: | Equidae |
Genus: | 'Equus' |
Subgenus: | ''Hippotigris iyo Dolichohippus'' |
Species: | Noocyada |
Bahda | |
Equus |
Dameer farow (Af Ingiriis : zebra; Af carabi: حمار الزرد) (magaca Sayniska: Equidae) waa xayawaan qaraabo la ah dameerka, kaasi oo si khaas ah looga helo qaarada Afrika. Dameer-farowgu wuxuu leeyahay xariijimo ka kooban cadaan iyo madoow, taasi oo ka dhigtey xayawaan leh mid soo jiita dalxiisayaasha.
Muuqaalka[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Qoraalo Kale[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |