Dar
Appearance
- Ha ku khaldin "Ceel"

Dar (Af Ingiriis : watering trough, Af Carabi: حوض) waa weel ka sameysan bir, qori (alwaax), harag ama shamiito (sibidh) oo xoolaha biyo loogu shubo. waxaa kaloo laga sameeyaa dhulka cidlada ah si ay duur joogtu biyo uga cabto,[1]
Sidoo kale eeg
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Xiriiriye dibadeed
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- QaamuusQaamuud Archived Maarso 26, 2016 // Wayback Machine
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ GL Norbury (1992). "Electrified watering trough that excludes Kangaroos". The Rangeland Journal. 14 (1): 3–8. doi:10.1071/RJ9920003.