U bood nuxurka

Docoleey

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah

Docoleey waa tuulo oo ku taalo gobolka Galguduud. Waxay waqooyi uga beegantahay magaalada cadaado qiyaastii 45 ilaa 55 KM. Waxay marin u tahay labada gobol ee maamulka galmudug, Waxaana hoos yimaada deegaano labadaas gobol dhaca. [1][2]

  1. ↑ Aqoonteyda gaarka ah maadaama aan ahay dhul mare
  2. ↑ Cabdulqaadir xuseen