Emre Mor
Appearance
| Macluumaad Xirfadeed | |||
|---|---|---|---|
| Saddex Magac | Emre Mor | ||
| Dhashay | 24 July 1997 | ||
| Ku dhashay | Brønshøj, Denmark | ||
| Joogga | 1.68 m (5 ft 6 in) | ||
| Booska cayaarta | Khad Dhexe (Garab) | ||
| Macluumaadka Naadiga | |||
| Kooxda Hadda | Borussia Dortmund | ||
| Nambarka | 9 | ||
| Ciyaartooyda yar-yar | |||
| 2001–2006 | Brønshøj Boldklub | ||
| 2006–2015 | Lyngby BK | ||
| 2015 | FC Nordsjælland | ||
| Cayaartooyda Waawynka* | |||
| Sanadaha | Team | Apps† | (Goolal)† |
| 2015–2016 | FC Nordsjælland | 13 | (2) |
| 2016– | Borussia Dortmund | 0 | (0) |
| Xulka Qaranka‡ | |||
| 2013–2014 | Denmark 17-Jirka ah | 10 | (2) |
| 2014–2015 | Denmark 18-Jirka ah | 12 | (1) |
| 2015 | Denmark 19-Jirka ah | 9 | (2) |
| 2016– | Turkiga 21-Jirka ah | 1 | (0) |
| 2016– | Turkiga | 3 | (0) |
| * Cayaaraha naadiyaasha waaweyn iyo goolasha waxaa la xisaabayaa horyaalka gudaha oo kaliya oo sida saxda ah 17 May 2016. † Appearances (Goals). | |||
Emre Mor waa laacib u dhashay dalka Turkiga, wuxuu dhashay sanadu markay ahayd 24 Luuliyo 1997. Waxa uu hadda u ciyaaraa kooxda Borussia Dortmund ee ka dhisan dalka Jarmalka iyo xulka qaranka dalka Turkiga, Emre Mor waxa uu ku soo biiray cayaaraha isagoo aad u da'yar, wuxuuna horey ugu soo ciyaaray kooxda FC Nordsjælland ee Horyaalka Denmark.