Fanadhiyaam

Ka Wikipedia

Fanadhiyaam

Curiyaha Fanadhiyaam.

Fanadhiyaam (ingiriis: Vanadium) astaanta (V) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay labaatan-iyo-sadex (23). Curiyaha Fanadhiyaam waa bir ka tirsan Transitional Metalska ee guruubka 5aad ee Diwaanka Curiye.