Fatima

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Fatima bint Muxamed waa gabadh uu dhalay Nebi Muxamed (n.n.k,h) taasi oo oori u noqotey ina adeerkeed Cali bin Abi Dalib.

Fitima bint Rasuul waxay dhashay mataano Xasan iyo Xuseen.

Xigasho[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]