Foosto

Ka Wikipedia
Foosto bir ah


Foosto Fuusto ama Barmiil (Af Ingiriis : Barrel Af Carabi : ar‎) waa shay ka samaysan bir oo leh balac wareegsan iyo joog u sameysan sida dhululuboda. Waayadii hore waxaa jiray foostooyin ka samaysan alwaax gudahana ku leh dheeh, taasoo loo adeegsan jiray in lagu safriyo khamrada.

Adeegsiga[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Sameeyska hore ee foostooyinka waxa loo isticmaalaa in lagu keydiyo dareere sida saliid, shidaalka, Naaftoda iwm. Sidoo kale, waxaa jira foostooyin ka samaysan bac adag ama caag. Soomaalida ayaa waxay u adeegsadaan foostooyinka biyaha iyo raashinka. Birta foostada markii la fidiyo waxay u adeegsadaan ka samynta albaabada guryaha. Dadka qaar ayaa higaadsha fuusto, qaarna waxay u yaqaanaa. Barmiil.