Horgale (Fiisikis)
Appearance
Cabirka asaasiga ah
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Aduunka 7 halbeeg oo cabirka asaasiga ah ayaa jira:
| Mitir | Waxaana lagu cabiraa dheerer Dheerer Waxaana loo suntaa M" Mitirka waxaa lagu koobaa dherer Mowjad Shucaaca iyo Kiribtoon |
| kiilogaraamka | Waxaana lagu cabiraa Mug Cufka waxaana loo suntaa "Kg" |
| Ilbirigsi | Amin ayaa lagu qiyaasaa waxaana loo suntaa "s" Waxaana lagu qiyaasaa walxash shucaacooda inta ay la egtahay cesium |
| ambeer | Waxaana lagu cabiraa awooda koronto koronto Waxaana lagu so koobaa awooda [Koronto dinamik ah|Koronto dinamik]]ee udhaxaysa laba fiilo. |
| Kelvin | Waxaa lagu cabiraa heer kulka waxaana loo suntaa "K" |
| Ileys | Waxaa lagu cabiraa Iftiinka Waxaana loo soo gaabiyaa ("cd") Walxaha inta ay soo saarayaan ee shucaacPlatinum Pt Adag |
| mole |
waa cabirka maadada waxaana badanaa loo isticmaalaa Kimisteri, Mole ku waa afogadro Qiyaastii Waana walaxaha yeryer ay ka koobantahay madada. |

| Magaca | Sumadda | Udhiganta |
|---|---|---|
| Mitir | Mitir - m | Dherer |
| Kiilogaraam | kg - kg | mugga |
| ilbiriqsi | Ilbiriqsi - s | Amin |
| Ambeer | - A | dab koronto |
| Kelvin | k - K | Heer kul |
| Ileyska | cd | Awooda iftiinka |
| mole | mol | Madada waxa ay ka koobantahay |
horgale fiisikeed
[wax ka badal | wax ka badal xogta]| Magaca | yotta | zetta | exa | peta | tera | giga | mega | kilo | hecto | deca | deci | centi | milli | micro | nano | pico | femto | atto | zepto | yocto | |
|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
| Sumada | Y | Z | E | P | T | G | M | k | h | da | d | c | m | µ | n | p | f | a | z | y | |
| 10n | 1024 | 1021 | 1018 | 1015 | 1012 | 109 | 106 | 103 | 102 | 101 | 100 | 10-1 | 10-2 | 10-3 | 10-6 | 10-9 | 10-12 | 10-15 | 10-18 | 10-21 | 10-24 |
| 1000n | 10008 | 10007 | 10006 | 10005 | 10004 | 10003 | 10002 | 10001 | 1000-1 | 1000-2 | 1000-3 | 1000-4 | 1000-5 | 1000-6 | 1000-7 | 1000-8 |