Huutuu

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Ilmo Huutuu ah

Huutuu (Af-Ingiriis: Hutu  Af-Carabi: هوتو) waa dadyow ku nool afrikada dhexe waxay aad u joogaan Ruwanda iyo Burundi, waa mid ka mida dhinacyadii isku haystay burundi ee isir sooca adeegsan jiray. dhinaca kale wxuu ahaa Tutsiga. Huutuuga ayaa %84 dadka ruwaandha.

Sidoo kale eeg[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]