Jump to content

Tutsi

Ka Wikipedia
Dad Tutsi ah

Tutsi (Af Ingiriis: Tutsi Af Carabi: توتسي) waa dadyow ku nool Geeska iyo dhwxda Afrika waxay aad u joogaanRuwanda> iyo Burundi, waa mid ka mida dhinacyadii isku haystay burundi ee isir sooca adeegsan jiray. dhinaca kale wxuu ahaa Huutuuga.

Tutsiga tiradooda waxaa lagu qiyaasaa qiyaastii 2.5 milyan. Dalka Rwanda, waxay ka yihiin ku dhawaad 15% bulshada, halka Huutu ay yihiin qiyaastii 85%.

Sagaashamaadkii, gaar ahaan intii lagu jiray Rwandan Genocide, Tutsiga waxaa si aad u ba’an loogu xasuuqay dagaallo ku saleysan nacayb isir iyo kala duwanaansho bulsho. Xasuuqaasi wuxuu salka ku hayey kala sooc iyo takoor muddo dheer socday.

Waxaa sidoo kale la sheegay in Tutsigu lagu bartilmaameedsaday kala duwanaanshahooda muuqaal (midab iyo qaab-dhismeed), maadaama ay ka duwanaayeen bulshooyinka kale ee halkaas ku noolaa. Qaar ka mid ah aragtiyaha iyo sheekooyinka taariikheed waxay sheegaan in Tutsigu asal ahaan ka soo jeedaan Beesha Gadabuursi, inkastoo arrintani ay tahay mid dood cilmiyeed ka taagan tahay oo aan si rasmi ah loo xaqiijin.