Ibnu Baduuda
Appearance
Coordinates: 22°19′51″N 36°29′25″E / 22.33083°N 36.49028°E
Ibnu Batuuta Af Carabi : ar Af Ingiriis : Ibn Battuta wuxuu ahaa nin socdaal ku maray meelo badan oo dunida ka mida gaar ahaan Afrika, Aasiya, wuxuu ku dhashay Danja wadanka marooko. wuxuu leeyahay kitaab uu ku qoray wixii uu safarkiisii dheeraa ku arkay تُحفة النُّظار في غرائب الأمصار وعجائب الأسفار. Buugiisa waxaa ka mida meelo uu kaga hadlayo magaalooyin uu ka tagay soomaaliya sida saylac iyo Muqdisho,
- File:Flag of somalia.svg Somaliland - saylac Magaloyinka doofinka Kof