Kiribtoon

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Kr)
Curiyaha Kiribtoon

Kiribtoon (Af Ingiriis : Krypton; Af Carabi : ar‎) astaanta (Kr) waa curiye kimiko oo leh tiro atom sodan-iyo-lix ah. Waxay xubin ka tahay guruubka 18aad ee Diwaanka Curiye iyo neefta loo yaqaano Neefta Gobta (Noble Gas).

Curiyaha Kiribtoon waa neefta bilaa ur, bilaa dhadhan iyo bilaa midab ah taas oo ka mid ah hawada cirka sare ee dhulka.

Isku dhisyada neefaha Aargon ku jirto waxaa loo isticmaalaa laambadad dhaadheer, iftiinka kamaradaha wax lagu sawiro iyo siyaabo kale oo badan.