U bood nuxurka

Liithiyaam

Ka Wikipedia

Liithiyaam

Curiyaha Liithiyaam

Liithiyaam (ingiriis: Lithium) astaanta (Li) waa curiye kimiko oo leh lambar atom sadex ah. Curiyaha Liithiyaam waa bir jilicsan, khafiif ah markey kaliga tahay, leh midabka naxaasta oo cad, waxayna ka tirsan tahay guruubka 1aad ee Birta Alkali (Alkali Metal) ee jadwalka Diwaanka Curiye.

Liithiyaam

Dhinaca kale, Liithiyaam waa birta ugu fudud xaga miisaanka iyo cufka dhamaan biraha oo dhan. Si la mid ah biraha kale ee guruubka Birta Alkali, Liithiyaam waa curiye aad u firfircoon oo si dhakhso badan ula falgasha curiyeyaasha kale. Sidoo kale liithiyaam waa mid si dhaqso badan u ololi karta.

Sababtoo ah waa mid aad u falgal badan, birta liithiyaam lama helo ayadoo kali ah, laakiin inta u badan waxaa laga hela oogada dhulka ayadoo ah isku dhisyo badan.


Jadwalka Curiyayaasha ( Kaltanka Curiyayaasha)
Qaybaha  1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18
 Walxaha
1 1
H
2
He
2 3
Li
4
Be
5
B
6
C
7
N
8
O
9
F
10
Ne
3 11
Na
12
Mg
13
Al
14
Si
15
P
16
S
17
Cl
18
Ar
4 19
K
20
Ca
21
Sc
22
Ti
23
V
24
Cr
25
Mn
26
Fe
27
Co
28
Ni
29
Cu
30
Zn
31
Ga
32
Ge
33
As
34
Se
35
Br
36
Kr
5 37
Rb
38
Sr
39
Y
40
Zr
41
Nb
42
Mo
43
Tc
44
Ru
45
Rh
46
Pd
47
Ag
48
Cd
49
In
50
Sn
51
Sb
52
Te
53
I
54
Xe
6 55
Cs
56
Ba
*
72
Hf
73
Ta
74
W
75
Re
76
Os
77
Ir
78
Pt
79
Au
80
Hg
81
Tl
82
Pb
83
Bi
84
Po
85
At
86
Rn
7 87
Fr
88
Ra
**
104
Rf
105
Db
106
Sg
107
Bh
108
Hs
109
Mt
110
Ds
111
Rg
112
Cn
113
Nh
114
Fl
115
Uup
116
Lv
117
Ts
118
Og

* Lanthanides 57
La
58
Ce
59
Pr
60
Nd
61
Pm
62
Sm
63
Eu
64
Gd
65
Tb
66
Dy
67
Ho
68
Er
69
Tm
70
Yb
71
Lu
** Actinides 89
Ac
90
Th
91
Pa
92
U
93
Np
94
Pu
95
Am
96
Cm
97
Bk
98
Cf
99
Es
100
Fm
101
Md
102
No
103
Lr