Meerkuri
Muuqaal
(Waxaa laga soo toosiyay Mercury (element))
Meerkuri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Meerkuri (Ingiriis: Mercury) calaamad Hg waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay sideetan.
Curiyehan waa bir culus oo aad ugu midab eeg Naxaasta. Si ka duwan curiyeha kale Meerkuri waa dareere heerkulka caadi ah waxaanay adke ku noqotaa marka heerkulku gaadho -38.81 °C.
Curiyehan markuu la falgalo biyoha wuxuu isku bedelaa isku dhis sun halis ah oo qofka waxyeelayn karta. Sidoo kale, neefsiga Meerkuri ama cunista waxyaabo eey ku jirto ayaa keeni kara dhimasho ama xaalad halis ah.
Meerkurida waxaa loo isticmaalaa in laga sameeyo kimikooyinka warshadaha, korontoda iyo waxyabaha electronics ka ah.
Taariikhda Meerkurida
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Atomka Meerkurida
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Fal-galka Curiyeha Kale
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Isticmaalka Meerkurida
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
| Jadwalka Curiyayaasha ( Kaltanka Curiyayaasha) | |||||||||||||||||||||||||||||||
|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
| Qaybaha → | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | |||||||||||||
| ↓ Walxaha | |||||||||||||||||||||||||||||||
| 1 | 1 H |
2 He | |||||||||||||||||||||||||||||
| 2 | 3 Li |
4 Be |
5 B |
6 C |
7 N |
8 O |
9 F |
10 Ne | |||||||||||||||||||||||
| 3 | 11 Na |
12 Mg |
13 Al |
14 Si |
15 P |
16 S |
17 Cl |
18 Ar | |||||||||||||||||||||||
| 4 | 19 K |
20 Ca |
21 Sc |
22 Ti |
23 V |
24 Cr |
25 Mn |
26 Fe |
27 Co |
28 Ni |
29 Cu |
30 Zn |
31 Ga |
32 Ge |
33 As |
34 Se |
35 Br |
36 Kr | |||||||||||||
| 5 | 37 Rb |
38 Sr |
39 Y |
40 Zr |
41 Nb |
42 Mo |
43 Tc |
44 Ru |
45 Rh |
46 Pd |
47 Ag |
48 Cd |
49 In |
50 Sn |
51 Sb |
52 Te |
53 I |
54 Xe | |||||||||||||
| 6 | 55 Cs |
56 Ba |
* |
72 Hf |
73 Ta |
74 W |
75 Re |
76 Os |
77 Ir |
78 Pt |
79 Au |
80 Hg |
81 Tl |
82 Pb |
83 Bi |
84 Po |
85 At |
86 Rn | |||||||||||||
| 7 | 87 Fr |
88 Ra |
** |
104 Rf |
105 Db |
106 Sg |
107 Bh |
108 Hs |
109 Mt |
110 Ds |
111 Rg |
112 Cn |
113 Nh |
114 Fl |
115 Uup |
116 Lv |
117 Ts |
118 Og | |||||||||||||
| * Lanthanides | 57 La |
58 Ce |
59 Pr |
60 Nd |
61 Pm |
62 Sm |
63 Eu |
64 Gd |
65 Tb |
66 Dy |
67 Ho |
68 Er |
69 Tm |
70 Yb |
71 Lu |
||||||||||||||||
| ** Actinides | 89 Ac |
90 Th |
91 Pa |
92 U |
93 Np |
94 Pu |
95 Am |
96 Cm |
97 Bk |
98 Cf |
99 Es |
100 Fm |
101 Md |
102 No |
103 Lr | ||||||||||||||||