Jump to content

Nafto

Ka Wikipedia
Naafto jaamud ah
Naafto khafiif ah

Nafto (Af Ingiriis : diesel; Af Carabi: ديزل (وقود)) waa dareere loo adeegsado makiinadaha ku shaqeeya naftada, sida baabuurta, Matoorada Korontoda iyo Maraakiibta qaarkood.