Portal:Turkiga/Qof Xul Ah/6

Ka Wikipedia

Cali Cadnaan Mandariis (Af-Turki: Ali Adnan Ertekin Menderes) loona yaqaan magaca ah Cadnaan Mandariis (Af-Turki: Adnan Menderes) 1899 17 Sebteembar - 1961) waa hogaamiyihii ugu horeeyay ee la doortay si dimoqraadi ah taariikhda Turkiga. wuxuu ahaa Ra'iisul wasaare intii u dhexeeysa sanadihii 1950 ilaa 1960. wuxuu ka qayb qaatay dhisidda Xisbiga Dimoqraadiga (Af-Turki: Demokrat Parti) ـ xisbigii afaraad ee mucaarad ah ee loo sameeyay sifo sharci ah Turkiga ـ sanaddii 1946. Ciidanka ayaa daldalay kadib Afganbi sanaddii 1960 iyo laba ka mid ah golihiisii wasiirada, waxa uuna noqday kii ugu dambeeyay raiisulwasaare ay daldaleen Afganbi ciidan, waana mid ka mid ah saddex siyaasiyiin ah ee taariikhda Jamhuuriyadda Turkiga loo sameeyay Qabri sharaf xusuuseed (siyaasiyiinta kale waa Ataturk iyo Togot Osal).


Dheeraad Faahfaahin...