Guruubka 9

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Qaybta 9 ee curiye)

G 8aad < Guruubka 9aad > G 10aad

Curiyaha Kobalti.
Curiyaha Rodhiyaam.
Curiyaha Iridiyaam.

Guruubka 9aad waa qeybta 9aad ee safafka Diwaanka Curiye. Si la mid ah qeybaha kale ee d-block, guruubkan wuxuu ka kooban yahay 4 curiye kuwaas oo kala ah: Kobalti (Co), Roodhiyaam (Rh), Iridiyaam (Ir) iyo Meitneriyaam (Mt). Dhamaantood waxay ka tirsan yihiin Transitional Metals.

Curiyayaashan markey adkeha yihiin leh midab madoow ah, ayaa dhamaantood ah radioactive kuwaas oo leh cimri nololeed aad u gaaban.