Guruubka 8

Ka Wikipedia

G 7aad < Guruubka 8aad > G 9aad

Curiyaha Aayronta.
Curiyaha Rutheniyaam.
Curiyaha Osmiyaam.

Guruubka 8aad waa qeybta 8aad ee safafka Diwaanka Curiye. Si la mid ah qeybaha kale ee d-block, guruubkan wuxuu ka kooban yahay 4 curiye kuwaas oo kala ah: Aayron (Fe), Rutheniyaam (Ru), Osmiyaam (Os) iyo Hasiyaam (Hs). Dhamaantood waxay ka tirsan yihiin Transitional Metals. Curiyayaashan oo mararka qaar ah dareere, ayaa markey adkeha yihiin leh midab madoow ah.