Rutheniyaam

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Ruthenium)

Rutheniyaam

Curiyaha Rutheniyaam.

Rutheniyaam (ingiriis: Ruthenium) astaanta (Ru) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay afartan-iyo-afar (44). Curiyaha Rutheniyaam waa bir ka tirsan Transitional Metalska ee guruubka 8aad iyo heerka 5aad ee Diwaanka Curiye iyo guruubka d-block.

Curiyahan Rutheniyaam waa bir ka tirsan guruubka Balatiniyaam, kuwaas oo leh astaamo dhaqan falgal aad u hooseeya.

Curiyaha Rutheniyaam waxaa helay saynisyahan Jarmal ah Karl Ernst Claus sanadkii 1844, kaasi oo ugu magac daray Ruthenia.


Xigasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]