Sahel

Ka Wikipedia
Sahel

Sahel waa dhul suun oo kale ku taala woqooyiga Afrika. suunkaan wuxuu u dhaxeeyaa, meelaha Saxaarada ah oo ku taala woqooyiga afrika iyo meelaha qaleelka ama cooska ka baxo ee koonfurta afrika. Suunkaan wuxuu ka bilaawdaa Badweynta Atlaantik ilaa Baddacas.Balaciisa wuxuu ka badanyahay 1000km, dhiirkiisa neh wuxuu ka badanyahay 6000km. Wadamada oo suunkaan dhaxmaro waxaa ka mid ah Sinigaal, Moritaaniya, Maali, Burkina Faso, Aljeeriya,Niger, Nayjeeriya, Chad, Suudaan, Soomaaliya, Itoobiya, iyo Ereteriya. waaxanay lwwyihiin dawladahani urur loo yaqaana xeebta iyo saxaraha oo lagu aasasay wadanka liibiya