Saldanadii Cal Miskaad
Muuqaal
Suldanadda Dishiishe Suldanadda Cal Miskaad 𐒈𐒚𐒐𐒆𐒖𐒒𐒖𐒆𐒆𐒖 𐒔𐒙𐒁𐒕𐒙 سلطنة المسكاد | |||||||
|---|---|---|---|---|---|---|---|
| 1777–1929 | |||||||
| Xarunta | Boosaaso | ||||||
| Luuqada | Af-Soomaali · Af Carabi | ||||||
| Diinta | Islam | ||||||
| Dowladda | Ugaastooyo // Boqortooyo | ||||||
| Ugaas | Hogaamiye | ||||||
• 1777-1929 | Ugaas cali gurey mohamud samatar | ||||||
| Taariikh | |||||||
• Aasaasay | 1777 | ||||||
• Burburtey | 1929 | ||||||
| |||||||
| Maanta qeyb ka ah | |||||||
Saldanadda Cal Miskaad (Af Soomaali: Sultanate of Cal Miskaad, Af Carabi: سلطنة المسكاد), sidoo kale loo yaqaanay Saldanadii Dishiishe ama Saldanadii Boosaaso,[1] waxay ahayd Ugaastooyo Soomaali qarnigii 17aad ilaa qarnigii 20aad ka jirtey deegaanada galbeedka gobolka Bari, iyadoo markii dame awoodeedu ku fiday qaybo ka mid ah gobolka Sanaag. Waxaa aasaasey 1777-dii Ugaas Samatar oo ahaa, hoggaamiye, dagaalyahan iyo gabyaa dhowr jeer dagaal la galay gumaystihii Talyaaniga. Awooda Saldanada ee dhinac walba waxaa lafdhabar u ahaa beesha Diishiishe.