Shaydaan

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Qof labisan dharka sida Shaydaanka intii carnival-ka Basel, Iswisarland.

Shaydaan (Af Ingiriis : Devil; Af carabi: شيطان‎‎) waa mid ka mid noolaha Alle abuuray, kaasi oo cadaw ku ah dadka iyo jinka. Sida ku xusan Quraanka, shaydaanka waxaa laga abuuray dab, halka dadka laga abuuray dhoobo.

Sidoo Kale Fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]