Template:Maqaal Xul Ah Bogga Hore
Dhulgariir waa Dhulka marka oo luxluxmo ama uu gariiro, waa marka caleemaha Dhulka kala durqaayaan. Dhulgariirka khasaarado badan ayuu geestaa, wuxuuna u badan yahay Aasiya iyo Ameerika. Dhulgariirka wuxuu sameeyaa fulkaano iyo Buuro. Soomaaliya dhulgariir culus malahan, laakiin mar marka qaar ayaa waxaa dhulgariir ka dhacaa waqooyiga Soomaaliya oo dhan meelaha buuraaleeyda ah, dhulgariirka soomaaliya badanaa mala dareemo, lakiin waxaa jira kuwo la dareemaayo oo ka dhaca sida gobolka Awdal Bishii Maarso 2010 ayaa magaalada Boorama waxaa lagu arkay dhulgariir oo halkaas kadhacay oo khasaaro badan geesanin lama hayao ilaa iyo hadda cabirkiisa maxaa yeelay soomaaliya ka jirin dawlad dhexe oo haysata qalabka cabirka dhul gariirada. Soomaaliya waxeey leedahay caleemaha dhulka ama af ingriiska lagu dhaho (tectonic plate), kaas oo lagu magacaabo (somali plate).
Dhulgariirkii ugu culusaa wuxuu ka dhacday Badweynta Hindiya 2004 Tsunami Badgariir. waxaana ku dhintay in ka badan 180.000, waxaana ku guryo beelay 1.1 miliyan oo dad ah. Soomaaliya waxaa kasoo gaaray qasaaro farabadan kaasoo dhica walba saameeyey haba ugu darnaadeene haamanka sunta ah ee badda lagu daadshay oo banaanka usoo caariyey. (SII AQRI)
Tusaale
[wax ka badal xogta]- Si aad u bedesho maqaalka xulka ah ee halkaan lagu soo bandhigay, fadlan habedelin bogga. soo booqo habka Soo bandhigista maqaalada xulka ah.
- Template:Hooyga Wikiga (Wadahadal)
- Tamplate:Qaybaha (Wadahadal)
- Template:Maqaal Xul Ah Bogga Hore (Wadahadal)
- Template:Maqaalka Cusub Bogga Hore (Wadahadal)
- Template:Liiska Maqaal Xul Ah Bogga Hore (Wadahadal)
- Template:Liiska Munaasabadaha Maqaalka Cusub Bogga Hore (Wadahadal)
- Template:Maqaal Xul Ah Bogga Hore/Template (Wadahadal)
- Template:Maqaalka Cusub Bogga Hore/Template (Wadahadal)
- Template:Maqaal Xul Ah Bogga Hore/Kala Hormarin (Wadahadal)
- Template:Maqaalka Cusub Bogga Hore/Kala Hormarin (Wadahadal)
- Template:Liiska Munaasabadaha Maqaal Xul Ah Bogga Hore (Wadahadal)
- Template:Liiska Munaasabadaha Maqaalka Cusub Bogga Hore (Wadahadal)
- Template:Liiska Munaasabadaha Maqaal Xul Ah Bogga Hore/Kala Hormarin (Wadahadal)
- Template:Liiska Munaasabadaha Maqaalka Cusub Bogga Hore/Kala Hormarin (Wadahadal)
- Template:Xusuusta Wikipedia (Wadahadal)
- Template:Maanta Waa (Wadahadal)
- Template:Sawirka Maanta (Wadahadal)
- Template:Maqaalka Iskaashiga Usbuuca/Maqaal Xul Ah (Wadahadal)
- Template:Dhacdooyinka Hadda (Wadahadal)
- Template:Oraahda Bogga Hore (Wadahadal)
- Template:Fiira Gaar ah Luqada Soomaaliga (Wadahadal)
- Template:Mujtamaca Wikipedia (Wadahadal)
- Template:Mowduuca Usbuuca Wiki (Wadahadal)
- Template:Cod Bixinta Hadda (Wadahadal)
- Template:Mashruucyoqaraabo (Wadahadal)
- Template:Bogga Hore/Ma Ogtahay (Wadahadal)
- Template:Wikipedialang (Wadahadal)
Wixii aad soo aragtay waa Xog-waran wakiil ka ah Template:Maqaal Xul Ah Bogga Hore/doc. (bedel | raadka) Hadii aad dooneeysid inaad tijaabiso template kaan waxaad tagi kartaa bacaadka (sameey | muuqaal) iyo tijaabada (sameey) Bogagga. Fadlan ku xiriiri qaybaha kale iyo interwik /doc laamaha bogagga kale. qaybaha kale ee bogagga. |