Jump to content

Volkan Babacan

Ka Wikipedia
Volkan Babacan
Babacan oo u safan Turkiga 2016kii
Macluumaad Xirfadeed
Saddex Magac Volkan Babacan
Dhashay (1988-08-11) August 11, 1988 (Da’da  37)
Ku dhashay Antalya, Turkiga
Joogga 1.89 m (6 ft 2 in)
Booska cayaarta Gool Hayye
Macluumaadka Naadiga
Kooxda Hadda İstanbul Başakşehir
Nambarka 1
Ciyaartooyda yar-yar
2002–2006 Fenerbahce SK
Cayaartooyda Waawynka*
Sanadaha Team Apps (Goolal)
2006–2012 Fenerbahce SK 6 (0)
2006–2007 → İstanbulspor (loan) 11 (0)
2010–2012Kayserispor (loan) 4 (0)
2012–2014 Manisaspor 72 (0)
2014– İstanbul Başakşehir 66 (0)
Xulka Qaranka
2003–2004 Turkiga 16-Jirka ah 21 (0)
2004–2005 Turkiga 17-Jirka ah 32 (0)
2005–2006 Turkiga 18-Jirka ah 7 (0)
2006 Turkiga 19-Jirka ah 5 (0)
2006–2010 Turkiga 21-Jirka ah 19 (0)
2005 Turkiga Kooxda Olimbikada 4 (0)
2014– Turkiga 14 (0)
  • Cayaaraha naadiyaasha waaweyn iyo goolasha waxaa la xisaabayaa horyaalka gudaha oo kaliya oo sida saxda ah 10 May 2016.

† Appearances (Goals).

‡ National team caps and goals correct as of 10 May 2016

Volkan Babacan (Antalya, 11 Agoosto 1988) waa cayaaryahan booskiisu yahay Gool Hayye una dhashay wadanka Turkiga, wuxuuna hadda u ciyaaraa kooxda İstanbul Başakşehir ee ka dhisan magaalada Istanbul iyo xulka qaranka dalka Turkiga. Babacan wuxuu hore ugusoo dheelay kooxaha İstanbulspor, Kayserispor, Manisaspor iyo Fenerbahce SK oo dhamaantood ka dhisan dalka Turkiga.