Waabo

Ka Wikipedia

Waabo waa deegaan ku yaala gobolka galgaduud, wuxuu koonfur bari ka xigaa Degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud waxa uuna caan ku yaha ceelashii laga baari jiray macdanta waxaana ag marta wada loo yaqaano joolaska.