Wadaamogoo
Appearance
Wadaamogoo waa degmo ka mida degmooyinka ku yaal Gobolada Somaliland. Waxay degmadu hoostagtaa gobolka Saraar. Deegaanka waxa deggen beesha Solomadow
Wadaamogoo | |
|---|---|
Town | |
| Dalka | |
| Gobol | Saraar |
| Joogga | 829 m (2,719.82 ft) |
| Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Muuqaal caan ah
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Wadaamogoo waxay u dhaxaysaa magaalooyinka Burco iyo Laascaano.
Waxaa lagu sheegay magaceeda maahmaah caan noqotay wakhtigii dagaalka SNM iyo keligii taliye Siad Barre.
Maahmaahdaas oo ah: “Ninkii wadada Sheekh wanaag ku maroow, Wadaamogoo ayuu wadkaa yaal”.