Warqad
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Xaansho)
- Haku khaldin warqad (fariin)
Warqad (Ingiriis: Paper) (sidoo kale loo yaqaano "Xaansho") waa shey ama walax khafiif ah oo fidsan lagana sameeyo alwaax, cows iyo qeeybo kale oo dhirta ah. Waraaqdu waa sheey fidsan khafiifna ah oo loogu talo galay in wax lagu qoro.
Isticmaalka ugu badan ee Warqaduhu waa wax qoris, sidoo kale waxaa jira qaabab kale oo loo isticmaalo sida in wax lagu rito.
Warqada iyo xamagta waxaa la sheegaa in qarnigii labaad - qiyaas ahaan 115 (Nebi Ciise dabadii) - laga soo gaadhay boqortooyadii Han ee wadanka Shiinaha.
Taariikhda Warqada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Isticmaalka Warqada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Noocyada Warqada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Xaashi ama warqad, waa shay balaaran oo wax lagu qorto. sida Joornaalka ama Xaanshida musqusha. waxaana laga sameeyaa, safiito ama alwaax.