Xamag

Ka Wikipedia


Xamagtu waa dareere isjiidanaya oo meesha la mariyo iskula dhejisa wixii taabta.





Xamag





Xamag (Ingiriis: Glue) waa dareere isjiidanaya oo meesha la mariyo iskula dhejisa wixii taabta. Xamagtu waxay awood u leedahay in labo shey isku-qabato isla markaana isku xajiso in mudo ah. Xamagtu waxay ka sameeysan tahay isku dhis kimikooyin ah, waxaana la ikhtiraacan horaantii 1900.