Bursaalax

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Bursaalax waa magaalo ku taal Bacaadweny iyo Galdogob dhexdooda, waxaa asaasey SAALAX JAAMAC KAARSHE (Wabeeneeye) oo loogu magac darey magaalada ahna ninkii ugu horeeyay oo Gaalkacyo Nal Koronta geliya xiligii gumeysiga lagu jiray. Waana Magaalo weny oo hada aad iyo aad u koresa waxeeyna leedahay labo matoor oo waaween. Waxaana daga dad ah Reer Puntland. Waxeenya hoos timaadaa Galkacyo sida adeega oo looga safro ama Qabiil ahaan waxaa daga Majeerteen. magaalada Bursaalax waxay kamid tahay degmooyinka ugu horumarsan degaanada Puntland marka lagayimaado magaalooyinka waaweyn. Magaaladu waxay ledahay adeeg isgaarsiineed oo buuxa iyadoo qof walba oo bursaalax jooga uu heli karo adeega mobilka mar walba. sidoo kale magaaladu waxay leedahay dugsiyo waxbarasho iyo macaahid kuwaasoo suurta galiyay in magaalada dadkeeda lagu abaal mariyo inay noqdeen bulshada ugu fiican ee waxbarashada gacan kagaysata


Degmooyinka Gobolka Mudug Calanka Soomaaliya
Afbarwaaqo · Bacaadweyne · Beere · Bursaalax · Bursebriye · Cammaara · Dowgaab · Dhalwo · Dhoobey · Gaalkacyo · Galdogob · Galinsoor · Gaan ·

Harardheere · Harfo · Hero Jale · Hobyo · Jiicdheere · Jowle · Jirriiban · Xarardheere · Xerojaale