Wajaale

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

wajaale waa degmo ku taalo gobolka Woqooyi Galbeed ee woqooyiga dalka Soomaaliland.Degmadaan waxee xuduud la leedahay ismaamulka somali galbdeed ee Itoobiya.Wajaale waxaa maamulo maamulka somaliland waana dhanka dhaqaalaha somaliland uu kasoo xeroodo WJAAALE WAMAGAALO AD IYO AD U QURUX BADAN --41.189.229.153 12:14, 22 Sebteembar 2014 (UTC)'magaaladani waa magaalo ganacsibadan'


Gobolka Woqooyi Galbeed Soomaaliya Qaarada Afrika
Hargaysa · Berbera · Gabiley · Wajaale