Woqooyi Galbeed

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
gobolka maroodi jeex
Gobolka region_of_link = Somaliland ee [[{{{region_of_link}}}|Somaliland]]
Caasimada Hargeysa
Weyninka 28 836 km²
Shacabka 1 900 143 (2009 [[1]])
isku dhawaan 41,25 inh./km²
Bogga internetka '
Somalia regions map Woqooyi Galbeed.svg

maroodi jeex waa gobol ku yaalo jamhuuriyada Somaliland.Gobolkaan waxaa magaalo-madax u ah magaalada casimada somaliland ee Hargeisa. waxey xuduud la leedahay gobolada Awdal,saaxil iyo , dhinaca koonfurtana waxaa ka xiga Ismaamulka Dawlad Deegaanka Soomaalida ethiopia.

Degmooyinka gobolka maroodi jeex[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Waxay ka kooban afar degmo oo waaweyn

       waana sida hoos ku Qoran
  1. Waaxda Gacan libaax oo ka kooban xaafado badan
  2. Waaxda 26ka juun oo ka kooban xaafado badan
  3. Waaxda koodbur oo ka kooban xaafado fara badan
  4. Waaxda axmed dhagax oo ka kooban xaafado badan
  5. waaxda maxamuud haybe

Template:Gobolada Somaliland