Baligubadle

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Baligubadle waa magaalo ku taalo galbeedka somaliland. Magaalada, waxee xuduud laledahay Itoobiya, Waa caasimada Gobolka Hawd. waana magaalo Qadiimi ah oo Taariikh dheer leh waana magaalda laga xoreeyay wadanka soomalilaand waxaana daga qabiilka layidhaa arab oo ah qabiilka ugu tunka wayn sheekh isaxaaq inamadiisa