Jump to content

Boqol toban iyo afar Suuradood

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay 114 Suuradood)

Boqol Toban iyo Afarta Suuradood ee Quraanka

Kitaabka Quran ee kariimka ah waxaa loo qeybiyaa suurado iyo weliba qeeybo hoose oo loo yaqaano Aayado. Hoos waxaad ku arki liiska jadwalka boqol toban iyo afarta Suuradaha laga bilaabo kow ilaa suurada boqol toban iyo afaraad.

Suurad
# Magaca Af-Carabi Micnaha Af-Soomaali Tirada Aayadaha Makki ama Mediini[1][2][3] Ka warameysa
1Al-FaatixaFur-furid ama
bilaabid
7Mekki[4][4]
  • Bilowga iyo albaabka kitaabka Qur'ánka ah. [4]
2Al-BaqaraSac, Lo'286Medani
3Al CimraanQoyskii reer Cimraan, Hooygii Cimráan200Medani[4]
4An-NisaDumarka176Medani [4]
  • Midowga dadka iyo isku-xidhnaanshaha raga iyo dumarka. (v. 1) [4]
  • Xuquuqda dumarka. [4]
  • Su'aalaha la xidhiidha nolosha qoyska (sida qoyska iyo dhaxalka). [4]
  • Nabada iyo dagaalka. [4]
  • Xidhiidhka u dhexeeya kuwa Alla aaminay iyo kuwa aan aaminsanayn. [4]
5Al-Maa'idaCuntada, Wax la cuno120Medani [4]
  • Ku xidhnaanta Alle (ay ka mid tahay danaynta diinta). [4]
  • Musuqmaasuqa diinta Masiixiga iyo bedelida kitaabada Masiixiga iyo Yuhuuda. (v. 68-77, 116-118) [4]
6Al-AncaamNicmooleyda165Makki[4]
7Al-AcraafDhererkii, Kuliyada kala sooca206Makki[4]
8Al-AnfaalXoolaha gaalada laga furto75Medani[4]
9At-TawbaToowbad keen, ka soo noqosho gaf129Medani
  • Dhibaatooyinka dagaalka u dhexeeya kuwa Alle rumeeyay iyo cadowgooda. [4]
  • Dagaalkii Tabuuk (9 H.K). [4]
  • Kuwa aanan heysan karin iimaanka. (v. 124-127) [4]
10Suuratul YoonisNebi Yoonis109Mekki[4]
11Suuratul HuudNabi Huud123Mekki
12Suuratul YuusufNabi Yuusuf111Mekki
13Ar-RacdiDanab/Gugac43Medani[4]
  • Waxyigii Ilaahay ee nabiyada iyo aasaaskii diimaha, runta iyo wadada toosan ama diimadii gaalada. [4]
14Suuratu IbrahiimNebi Ibrahiim52Mekki[4]
  • Waxyigii Alle u soo diray dadka, iyo hogaamiyayaashii dadka u horseedayay iftiinka. [4]
15Al-HijrMidii dhagaxa lahayd, Dhagaxleey, caasimadii wada dhagax ahayd, Al-Hijr99Mekki[4]
  • Hanuuninta Alle iyo tilmaamida Quraanka, taasi oo waligeed ahaaneysa mid sax ah. (v. 9) [4]
16An-NaxliShinnida128Mekki[4]
  • Abuurista Alle: [4]
    • Wada shaqaynta Shinnida.
    • Hogaaminta Ilaahay. [4]
17Al-IsraDheelmintii(dheelmintii nabiga scw)111Mekki[4]
18Al-KahfGodkii110Mekki[4]
  • Adkeynta iimaanka qofka iyo tijaabadiisa ooy ka mid tahay: [4]
    • Qisadii asxaabul kaahfi (akhyaartii godka). (v. 13-20) [4]
    • Ninka qaniga ah iyo kan faqiirka ah. (v. 32-44) [4]
    • Sheekooyinkii Nebi Muuse. (v. 60-82) [4]
    • Wacdarihii Dhul-Qarnayn, (micnaheedu tahay "midkii laba geesood lahaa"). (v. 83-98) [4]
19Suuratu MaryamMaryam98Mekki[4]
20DaahaDaa-Ha, Rag yahoow135Mekki[4]
  1. Robinson, Neal (2003). Discovering the Qurʼan: A Contemporary Approach to a Veiled Text (PDF). Georgetown University Press. pp. 25–97. ISBN 1589010248. Archived from the original (PDF) on 2012-05-12. Retrieved 2014-01-30.
  2. Qran.org: Quran Verses in Chronological Order
  3. Chronological Order of Quranic Surahs Archived Jannaayo 13, 2018 // Wayback Machine, by Kevin P. Edgecomb (2002).
  4. 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 68 69 70 71 Asad, Muhammad (1984). The Message of the Qu'rán. Gibraltar, Spain: Dar al-Andalus Limited. Introduction to the Sura. ISBN 1904510000. {{cite book}}: Invalid |ref=harv (help)
  5. Peters, F.E. (1993). A Reader on Classical Islam. New Jersey: Princeton University Press. pp. 176–177. ISBN 9781400821181.