Abaajibil
| Abaajibil أباجيبيل | |
|---|---|
| Begadi – Qabiilka Soomaaliyeed | |
| Qowmiyad | |
| Meelaha ay dagaan | |
| Kasoo farcmey | Abaajibil |
| Qabiilka waalidka | Begadi |
| Laamaha | Abtow Nuur maxamed Binu Sadiiq
Muumat Maxamed Binu Sadiiq Obokar Axmed (loo yaqaano Reer Aw Amad), Cismaan Axmed (loo yaqaano Reer Aw Cusmaan) Eeboow Maxamed Binu Sadiiq. |
| Luuqada | |
| Diinta | Sunni, Islaam |
Abajibil (Soomaali: Abaajibil; Carabi:أباجيبيل waa qabiil ama beel kaso hijrootay dalka Yemen gaar ahan magalada Hadhramaut. Wexey beeshu dagta gobolka shabeellaha Hoose gaar ahaan degmada , Bariire , koonfurta Soomaaliya iyo gobolka Banaadir iyo guud ahaan cirifyada dalka soomaaliya. Beesha Abaajibil waxay ka koobantahay 5 Lafood
Taariikhda
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Sheekh cabdi Abiikar Magacisa afagarashadu ahayd (Sheekh Xaaji Cabdi Bariire) waa mid kamid ah hogaamiya yaashi soo maray somalia oo udhashay besha abaajibil. Wuxuu ku dhashay magaalada Afgooye ee Shabeelada Hoose 12-kii Abriil 1928.
1956-1959: Wuxuu noqday Gudoomiyaha Gobolka Majeerteeniya loo Yaqiinay hadana loo yaqaano Gobolka Bari magaalmadaxdiisuna ahayd Boosaaso.
1959-1961: Wuxuu noqday Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan magaalo madaxdiisuna ahayd Beledweyne.
1964-1968: Wuxuu noqday Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya
Wuxu geeriyooday 27/04/2017 Allah unaxriisto
Geed qabiil
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Abtow Nuur maxamed Binu Sadiiq
- Muumat Maxamed Binu Sadiiq
- Cumar Maxamed Binu Sadiiq (Waa
- curadka Abaajibil)
- Cali Maxamed Binu Sadiiq
- Eeboow Maxamed Binu Sadiiq.
LAfta Abtoow nuur Maxamed Binu Sadiiq
[wax ka badal | wax ka badal xogta]waxay u kala baxdaa 9 jifo waxayna kala yihiin: Abtoow Maxamad Axmed ( waa Curadka Abtoow Nuur),
- (B) Cumar Axmed (oo loo yaqaano Cumar Xaaji),
- (C) Cali Axmed,
- (D) Hilowle Axmed (oo loo yaqaano Aw Miire),
- (E) Jowhar Axmed
- (F) Obokar Axmed (loo yaqaano Reer Aw Amad),
- (G) Cismaan Axmed (loo yaqaano Reer Aw Cusmaan)
- (H) Aamiin Axmed,
- (I) Aweys Axmed.
lafta Beesh
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Muumat Maxamed Binu Sadiiq waxay u kala baxdaa 5 Jifo waxayna kala yihiin:
- (A)Tamaam,
- (B)Shariif,
- (C)Cumar,
- (D)Axmed,
- (E)Aamiin.
Lafta Cumar Maxamed Binu Sadiiq
[wax ka badal | wax ka badal xogta]waxay u kala baxdaa 2 Jufo waxayna kala yihiin:
- (A)Mursal,
- (B)Ashir.
Lafta Cali Maxamed Binu Sadiiq waxay u kala baxdaa 2 Jifo waxayna kala yihiin
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- (A)Abshay,
- (B)Gaawoow.
Lafta Eeboow Maxamed Binu Sadiiq waxay u kala baxdaa 4 Jifo waxayna kala yihiin:
- (A)Cali Eeboow
- (B)Aamin Eeboow,
- (C)Maanuur Eebow,
- (D)Abtoow Eebow