Iiraan

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Beershiya)

{{{}}}Coordinates: 32°N 53°E / 32°N 53°E / 32; 53

Jamhuuriyadda Islaamiga Iiraan
جمهوری اسلامی ایران
Jomhuri-ye Islāmi-ye Irān
Calanka Iswiidhan Astaannta Qaranka ee Iswiidhan
Calan Astaannta Qaranka
Astaanta Calanka
Sorūd-e Mellī-e Īrān
Location of Iswiidhan
Location of Iswiidhan
Caasimada Tahraan
Luuqada(ha) Looga hadlo Af-Faarsi
 -  Hogaamiyaasha Islaamiga Iiran Cali khomanay
 -  Madaxweyne Hassan Rohani
Area
 -  Total 1,648,195 km2 km² 
636,372 sq mi 
 -  Biyo (%) 0,7
Cadadka Dadka
 -  2009 qiyaas 74,196,0002 GDP: $ 177 Billion Dollar 
Lacagta Riyaal (IRR)
Wakhtiga (UTC+3:30) 
1 99

W:tr:iran


Iiraan (Af-Faarsi: ایران ama lagu dhawaaqo, jamhuuriyadda Islaamiga Iiraan,(Af-Faarsi: جمهوری اسلامی ایران) waa wadan ween oo ku yaalo qaarada Aasiya ama bartamaha Yuruaasiya. Wadanka Iiraan wuxuu xuduud la leeyahay wadamada Bakistaan, Afgaanistan, Turkmenistan, Aserbiijaan,Armania,Turki iyo Ciraaq iyo (Kurdistan). Iiraan waxee xeebo ku leedahay, Bada Qazwiin oo ka xigta Woqooyiga iyo Gacanka faarsiga iyo Gacanka Cumaan oo ka xigta Koonfur.

Taariikh[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Iiraan waxee leedahay taariikh dheer oo raacsan boqortii Faarsiga. Iiraan markeeda hore waxaa xukumi jiray Boqortii faarsiga, shacabka iiraan waxee mar doorteen isbedel, sanadka marka oo dhaxeeyay 1905tii ilaa 1911, wadanka iiraan waxaa lagasameeyay Baarlamaankii ugu horeeyay. 1953ii waxaa xukunka laga qaaday, Maxamed Mossadeg oo ahaa raiisul wasaaraha iiraan, wuxuuna raiisul wasaare ahaa ilaa sanadka marka uu ahaa 1951ii, waxaa ku xigay Mohammad Reza Pahlavi oo asiga neh xukunka looga qaaday kacdoonkii iraan, sanadka marka oo ahaa 1979. 1 sano oo waxaa jirtay oo muran kadhaxeeyay siyaasiinta iiraan. isla markaas neh waxaa dhashtay xukunkii Ayatullah Khomayni oo wadanka ka sameesay Jamhuuriyad islaami ah. Siyaasiinta cusub oo ka dhalatay iiraan waxee ahaayeen, kuwo necbaa siyaasiinta wadamada galbeedka, gaar ahaan kuwa maraykanka. 1980kii iraan waxaa soo weeraray Ciraaq, oo halkaas ka dhashtay Dagaalkii iraan iyo Ciraaq oo socday ilaa 1988ii, waxaa ku dhintay dad u dhaxeeyo 500,000 ilaa 1,000,000 oo qof, dagaalada kadib madaxweynaha iraan Akbar Hashemi Rafsanjani iyo wasiiradiisa waxee ku dadaaleen, dhismaha dhaqaalaha wadanka. Iraan dagaalada kadib xisbiyaal badan ayaa dhashtay oo ku tartamo horumarka iyo jidka oo wadanka maraayo.

Magaalada Piranshahr waa dhaqanka ugu da'da weyn ee Iran oo leh taariikhda 8000 oo sano. [1] [2] [3] [4] iiraan wxa ila deeer gacnta ku hya hogaamiyaha marjica ee ayatollah cali khomeini waxa hogamiya hasdan rouhani markii la dilay mouhsin fakhrehsadah sciensyahankii dhanka nuclearka ku takhsusay waxey aheyd 17/7/2020 exa dilkii ka dambeeyay Israel.!!`

Juquraafi[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Iraan waa wadanka 18aad oo ugu ween aduunka. Wadanka waxaa ku yaalo buuro badan gaar ahaan dhinaca galbeedka. dhinaca waqooyiga neh waa meel geedo waaween ka baxaan, dhinaca Bariga neh waa meel saxaaro ah, Koonfurta wadanka waxaa ku wareegan Gacanka Faarsiga iyo Gacanka Cumaan.

Mapa economica del Golf Persic.!!


Iranians[wax ka badal | wax ka badal xogta]

01.Khayraadka dabiiciga ah ee Iran waxa lagu qiyaasaa:{[($21.00 trillion)]} oo aheeyd $27.3 trillion.!! 02.Sannadkii 2020, dalkani waxa uu ahaa waddanka shanaad ee ugu soo saarka badan saliidda cayriin ee Ururka Waddamada Shidaalka dhoofiya (OPEC). Waxay ahayd soosaarka gaaska dabiiciga ah ee saddexaad ee ugu weyn adduunka 2019.

03.Khayraadka kale ee dabiiciga ah waxaa ka mid ah dhuxusha, chromium, copper, iron ore, lead, manganese, zinc, iyo baaruud.

04.Dhulka carrabka, pistachios, saffron, iyo miraha ayaa sidoo kale gacan ka geysta qiimaha la qiyaasay.


05.Waxa jira xidhiidh dabiici ah oo ka dhexeeya dhaqaalaha iyo kheyraadka dabiiciga ah ee dunidu—marka uu dhaqaalaha adduunku kordho, baahida badeecadaha ayaa sii kordheysa.!!

06.Buuraha Zagros, oo u dhexeeya buuraha koonfur-galbeed ee Iran of Farsia, oo ku fidsan waqooyi-galbeed-koonfur-bari ee xuduudaha bariga Turkiga iyo waqooyiga Ciraaq ilaa marinka Hormuz. Baaxadda Zagros waa qiyaastii 990 mayl (1,600 km) dheer iyo in ka badan 150 mayl (240 km) balac ah.!

[5].

Xubin[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Waddnmaha Le Degaan Iiraan[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Sido Kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]




  1. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2019-02-21. Soo qaatay 2019-02-21.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  2. https://nation.com.pk/08-Jan-2019/8-000-years-old-artifacts-unearthed-in-iran
  3. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2019-02-21. Soo qaatay 2019-02-21.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  4. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2019-02-22. Soo qaatay 2019-02-21.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  5. https://www.investopedia.com/articles/markets-economy/090516/10-countries-most-natural-resources.asp