Biya Cade

Ka Wikipedia

Biya Cade ama Biyd-cadde waa tuulo ku taala gobolka Shabeellaha Dhexe ee koonfurta Soomaaliya.

Degmada waxay qiyaas ahaan u jirtaa magaalada jowhar 42km dhinaca bari. waa deegaan caan ku ah, beerashada dalagga iyo xoolaha. dhaqaale ahaan wuxuu kujiraa kaalinta sedaxaad dhanka wax soo saarka «

biyacade waa magac meel biya galeen ah ee ku taal duleedka degmada biyacade ee ka jirta dhinaca degmada cadale waxaa la oran jiray halka degmada ay ku taalo DOOM QALAAN QAL oo aheyd meel uu ka boxo geed la oranjiray CAADYOON, OO MICNEHEEDA GARAN KARAAN KALIYA DADKA MEESHAAS DEGA WAA MAGAC MURTI QAALI AH AY KUDHEEHANTAHAY. Biyacade waa meel caan ku ah bulsha wanaag , dhaqan fiican , nabad jaceyl. Biyacade waxaa dega Harti abgaal iyo dad la dega oo fara badan..



biya cade waa deeganka ugu badan ee loo suuq tago marka laga hadlayo dhammaan tuulooyinka ku teedsan waa magaalo ganacsi waxay caan ku noqotay xagga amaanka taas oo usuura gelisay inay dad intaa la,eg u soo suuq tagaan www.biyacade.com


tuuladaa waxaa ka soo jeeda shiikh shariif shiikh axmed

cali mahdi maxamed madaxweeynihii 1991[dead link]

Biyacade waxeey soo martay xaalad kala duwan. waxeeyna yeelatay in ka badan shan gudoomiya kuwaasoo kula ahaa cadoow sheikh axmed xilli doowladii siyaad barre

sheikh maxamuud jilcane gudoomiyihii midowha maxaakiimta uu hgaaminayay shiikh cali dheere

cabdi raxmaan cadoow shiikh gudoomihii xillii maxame dheere uu heystay shabella dhece


Mar dhaw filo #BIYACADE oo loo magacaabi rabo degmo insha allaah



Godoomiyaha haatan deegaanka biyacade waa cabdi cadow qoorgaab (indhagiir)












) By shariif cadow shiikh