Masaajid Cali Guduud

Ka Wikipedia

Degmada Masaajid Cali Guduud wa dagmo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe. Degmada waxaa hoos yimaad tuulooyin badan oo ay kamidyihiin Wargaadhi, Daarasalaam, Tawakal, Towfiiq, Geedi-xeyr, Xassan-geedi, Qaahira, Maxaa-siciid, xagareey, faqayaale, Al-furqaan, ceel-barwaaqo iyo kuwo kale oo fara badan.

Degmada Masaajid Cali Gaduud waxa ay caan ku tahay waxyaabo badan oo ay kamid yihiin beerah, xoolaha, iyo duur joog tiro badan. waa magaalo hodan ka ah dhinaca waxsoosaarka Waxaaa in muda ah ka talin jiray kooxda khawaajirta oo la hartay hormarkii eey laheed lkn hada sameyneyso horumar dagmada masaajidka cali gaduud qabil ahan waxa daga besha Harti abgaal gar,ahaan warsangali caleed




Waxaa ka Taliyo Somalia Government🇸🇴🤝