Caadleey

Ka Wikipedia

Caadleey waa degmo ku taalo gobolka Shabeellaha Dhexe ee koonfurta Soomaaliya.Wabiga Waxa Uu U Jiraa 20km

Faah Faahin ku aadan Degmada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Caadleey waa tuulo ama deegan ka tirsan deeganada gobalka sh/dhexe Waxa ey xakun ahaan soo tagdaa degmada mahadayweyne ee gobalka sh/dhexe caadleey waxa ey kamid tahay deeganada la isku yiraahdo afarta tuulo oo ah 1* miirtaqwa 2* biyacade 3* caadley 4* ceelbaraf Deeganka caadley wxa uu dhacaa inta u dhexeyda deeganka califooldheere iyo miirtaqwa ee gobalka sh/dhexe caadleey dadka degan ayaa inta badan ah beesha abgaal cismaan ayadoo ey ugu badantahay beesha agoonyar gaabane


W/Q: muqtar sh xasan yuusuf