Boobe Tuurre (qori)
Boobe Tuurre Af Ingiriis : Bren light machine gun wuxuu ka mid ahaa taxanihii qoryaha boobeyaasha ahaa ee soo baxay sodomeeyada qarnigii labaatanaad, waxaana sheegtay inuu sameeyay Ingiriiska sanadkii 1930, waxaana uu ka qayb qaatay hawlo iyo dagaalo badan ilaa 1991. wuxuu ka qayb qaatay dagaalkii labaad ee aduunka iyadoo ay adeegsanayeen Ingiriiska iyo ku jira isbahaysiga Commonwealth. gaar ahaan aad uga qayb qaatay dagaalkii kuuriya. 1981kiina dagaalkii Falkland, 1991kiinaDagaalkii khaliijka.
Shaqada[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Wadamada adeegsaday[wax ka badal | wax ka badal xogta]
- Argentina.
- Australia
- Barbados
- Belize
- Botswana
- Bulgaria
- Canada|1921
- People's Republic of China
- Democratic Republic of Congo
- Cyprus
- Free France
- Gambia
- Ghan
- Greece
- Guyana
- India
- Ireland
- Israel
- Italy
- Jamaica
- Kenya
- Lesotho
- Luxembourg
- Malaysia
- Mauritius
- Nazi Germany
- Nepal
- Netherlands
- North Kore
- New Zealand
- Pakistan
- Poland|Home Army
- Rhodesia}}Rhodesia
- Seychelle
- Union of South Africa
- Sri Lanka
- Suriname
- Swaziland
- Thailand
- Tibet
- Tonga
- Trinidad and Tobago
- Uganda
- United Kingdom
- Yugoslavia
- Zimbabwe
Sawirro[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Bren gunner of the Royal Scots in the Netherlands, 1944
Sidoo kale arag[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]
- Dunlap, Roy F. (1948). Ordnance Went Up Front. The Samworth Press.
- George, John (Lt. Col.) (1948). Shots Fired In Anger. The Samworth Press.