RPK (qori)

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Ciidanka ciraaq Qoriga RPK
QAsnad canjeero
Askari Mongolian ah 2007
Batalionul 191 infanterie 50

RPK oo soomaalidu ugu dhawaaqdo (Aar Bee Keey) (Af-Ingiriis: RPK Machine gun) waa qori gacmeed darandoori ah, waxaa sameeyay midowga sofiyet sanadkii 1961, wuxuuna hawl galay sanadkii 1964 waxaa lagu soo bandhigay ciida shaqaalaha sanadkii 1966 barxada cas ee Moosko, wuxuu noqday qoriga ay qaataan ciidanka isbahaysiga waarso, waxaa lagu bedelay RPK-74 oo ah 5.45mm maanta waxaa ku hubaysab ciidanka Saldhiga bari,

Qorigan ayaa qaata rasaasta Akaha qasnadiisu waxay qaadaa afartan mida duubanna waa 50 baalooto.

Wadamada adeegsada[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Xiriiriye Dibadeed[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]