Buurta Sheekh

Ka Wikipedia

Buurta Sheekh ( Af Carabi : ar‎) waa buur ay ku hoostaalo degmo yar oo la yiraahdo Sheekh oo ka mida Gobolka Saaxil ee Somaliland. Burco oo ah gobolka Togdheer ayay 70 km woqooyi ka xigtaa, wxanay caan kutahay dalxiisnimada iyo beeraleyda ku nool sheek. sheekh cimiladeedu waa qbob, roob kama qaado sheekh, waana akhtar. noocwalba waa uu kabaxaa sheek. Magaalada Sheikh Waa Magaalo Qadiimiya Oo Aad U Fac Weyn' Taariikho Guunina Ay Ku Duugan yihiin'

Waana Magaalo Leh' Hawo Aad U Fiican Kuna Taalaa Dhul Aad U Sareeya, " HighLands" Oo leh Hawo Qabow,

Magaalada Lagu Magacaabi Jirey "Fardowsa" Waxay Ahayd Magaalo Asaasantay Ama Unkantay' Wakhtigii Fiditaanka Diinta Islaamka, Waxaa Goobtii Magaalada Fardowsai Ku Taalay Wakhtigan Ku yaala Ku dhawaad 6000-Xabaalo ah' Waxaanay Isku Hayaan Dhinaca Xabaaluhu' Lamana Garanayo Cid ku Aasan Xabaalahani. Waxa ku aasan sheekh fiqi cumar oo ah odaygii beesha sheekhaal iyo wiilkiisii Abdullahi aw qudub


Baadhitaano Ay Sameeyeen Taariikh-yahano Giriik ahi' "Greece, sucks."