Cirdhow (Baluug)

Ka Wikipedia
Buluug

Cirdhow ama Midab-cir, ama Baluug (Af Ingiriis : blue;) waa Midab ka mid ah Midabada Asaasiga.

Calanka Soomaaliya waa baluug oo dhaxda xidig cad ku leh.

Cirka waa baluug iyo Badda.

Kalarka baluuga ah, waa kalar aad u quruxbadan, waa kalar caashaq ah. Waa kalar runta iyo wax qarsoonaan badan leh, waa kalar xasuus dheeraad leh.Waa kalar indhaha uroon.


Midabo Kale[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]