Ciyaaraha Gobolada 2010

Ka Wikipedia
File:Somalifootball2010.jpg
Ciyaaraha gobolada

Ciyaaraha Gobolada 2010 waa Ciyaarta Kubadda Cagta ee Gobolada Dalka Soomaaliya.Ciyaartaan waxaa lagu qabtay magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal. Ciyaartii ugu danbeesay ee gobolada soomaaliya waxee dhacday 23sano ka hor, waxaana lagu qabtay garoonka weyn oo ku yaalo magaalada Muqdisho. Ciyaartaan waxaa ka soo qeeb galay dad aad u badan waxaana la bilaabay taariikhda marka ee eheed Diseembar 15, 2010.

Natiijoojinka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Kooxda A Dheesha W D L Pts
Nugaal 2 2 0 0 6
Hiiraan 2 1 0 1 3
Shabeellaha Hoose 2 0 0 2 0


Kooxda B Dheesha W D L Pts
Mudug 3 1 2 0 5
Banaadir 3 1 2 0 5
Sool 3 0 3 0 3
Gedo 3 0 1 2 1


Kooxda C dheesha W D L Pts
Bari 2 2 0 0 6
Shabeellaha Dhexe 2 2 0 0 6
Jubbada Dhexe 2 0 0 2 0
Bakool 2 0 0 2 0


Kooxda D Dheesha W D L Pts
Jubbada Hoose 2 1 0 1 4
Sanaag 2 1 0 1 3
Galguduud 2 1 1 1 3
Baay 2 0 1 1 1