Dhircun

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Ethiopian Goat (2144240745).jpg

Dhircun (Af-Carabi: حيوانات عاشبة Af-Taliyaani: erbivoro Af-Ingiriis: herbivore) waa xoolaha, dadka, xayawaank iyo dhamaan noolaha daaqa ama cuna dhirta.

Dadka iyo xoolaha qaar, sida adhiga, iyo eyda, waxay cunaan dhirta iyo hilibk waxaana loo yaqaanaa waxwalbacune. Xayawaanka cuna hilibka iyo dhiiga oo kale ah waxaa loo yaqaanaa hilibcun.