Diridhabe

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Diridhaba
Dire Dawa

ድሬ ዳዋ
ديري داوا

Dirre Dhawaa
—  Caasimad  —
Farasmagaalka Diridhaba
Magac loogu yeero: Dirah Dawah
Diridhaba Dire Dawa is located in Ethiopia
Diridhaba Dire Dawa
Diridhaba
Dire Dawa
Meesha kaga taalo Itoobiya
Dhacdaa: 9°36′N 41°52′E / 9.600°N 41.867°E / 9.600; 41.867
Wadanka Itoobiya
Gobol Dire Dawa
Zone Dire Dawa
Degmo Dire Dawa
La aasaasay 1902
Xukunka
 • Nooca Golle Caasimad
 • Duqa magaalada Adam Faarax [1]
Baaxadda
 • Caasimad 1,213 km2 (468 sq mi)
Joogga 1,276[2] m (4,189 ft)
Tirada dadka (2008)
 • Caasimad 607,321
 • Tiro Badnaan 4,530/km2 (11,700/sq mi)
 • Magaalo 1,274,869
Saacad EAT (UTC+3)
Area code(s) (+251) 25
Website www.dire-dawa.gov.et

Diridhaba (Af-Ingiriis: Dire Dawa; Amxaari: ድሬ ዳዋ; Oromo: Dirre Dhawaa; laga wado. "Meel raaxo",[3] Af-Carabi: ديري داوا; Af-Soomaali: Diri Dhaba[4] laga soo xigtey: meeshii Dir ku dhaqneyd[5]) waa caasimad ku taala wadanka Itoobiya taasi oo degan yihiin Soomaali, Oromo, Canfar iyo Amxaaro.

Sida lagu sheegay buuga la yidhaahdo "Futuh Al Habasha: Conquest of Abyssinia", deegaanka waxaa loo bixiyay magaca Diri Dhaba markii ay soo dageen beesha Dir ee Soomaalida ah wakhti lagu qiyaaso shan qarni ka hor.[6]


Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

Tixraac

Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
  1. http://www.diretube.com/dire-dawa-tv/dire-dawa-mayor-adem-farah-wishing-happy-new-year-video_1f12c85fa.html
  2. http://www.fallingrain.com/world/ET/48/Dire_Dawa.html
  3. Kefale, Asnake. "Ethnic Federalism and Conflict Management in Ethiopia: The Case of Dire Dawa" in Luc Sindjoun (ed.)'s The Coming African Hour: Dialectics of Opportunities and Constraints, p. 209. Africa Institute of South Africa (Pretoria), 2010. Accessed 15 Feb 2014.
  4. Referencing Dir confederation of Somali clans which inhabit vast area between the Red Sea and Dir Dawa. See Dir.
  5. academies, prepared by a number of leading orientalists ; edited by an editorial committee consisting of H.A.R. Gibb ... [et al.] ; under patronage of the international union of (2009). Encyclopaedia of islam (New ed.). Leiden: E.J. Brill. ISBN 9789004161214. 
  6. ʻArabfaqīh, Shihāb al-Dīn Aḥmad ibn ʻAbd al-Qādir (2003-01-01) (in en). The conquest of Abyssinia: 16th century. Annotation: Dir, According to Huntingford a settlement which may be modern Dire Dawa.. Tsehai Publishers & Distributors. p. 24. https://books.google.com/books?id=YgIwAQAAIAAJ.